Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaafiiska RW Xamse oo ku ceeboobay Warbixin uu ka qoray kulankii Safiirka UK
    Somalia

    Xaafiiska RW Xamse oo ku ceeboobay Warbixin uu ka qoray kulankii Safiirka UK

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safiirka UK qoraalka uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka,waxa uu si cad u khilaafsan yahay,warbixinta la soo dhigay barta FB ee XRW (OPM).

    Safiirku,wuxuu Qoraalkiisa ku sheegay in UK taageerayso Guud ahaan Somaliya Qorshe Wadar-ogol ah oo ku dhisan xasilooni iyo Midnimo.

    Si gaar ah xaalka JL,ayuu Safiirku dul istaagay oo sheegay in loo baahan yahay Xal Nabdoon oo lagu maareeyo.

    Hadalka Safiirka,ayaa udhigma in UK aysan ku raacsanayn DFS qorshaheeda abuuray xasiloonidarada ee JL.

    Xaafiiska RW,waxay ku tahay Tani ceeb iyo fashil.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.