Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaalka Amni iyo Nololeed Ee Somaliland oo meel Adag maraya
    Somalia

    Xaalka Amni iyo Nololeed Ee Somaliland oo meel Adag maraya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo udhaxeeya Habar Yoonis iyo Habar Awal,ayaa ka socda Deegaanka Cali Saahid oo udhow Burco.

    Sidoo kale Burco,waxaa Gaari Maamulku leeyahay ka kaxaystay Jamhada Gacan Libaax Maalin cad.

    Dhamaan arimahaas,waxay dhacayaan,iyadoo Shacabka Somaliland la ildaran yihiin fakhri daran oo ay sababeen sicir bararka,Shaqo la’aanta iyo Dhaqaalo xumida baahsan ee ku habsatay Somaliland.

    Waxaa muuqata in talada Muuse Biixi ay eersatay Somaliland oo mar ahayd maamul loo hanweynaa,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo udhaxeeya Habar Yoonis iyo Habar Awal,ayaa ka socda Deegaanka Cali Saahid oo udhow Burco.

    Sidoo kale Burco,waxaa Gaari Maamulku leeyahay ka kaxaystay Jamhada Gacan Libaax Maalin cad.

    Dhamaan arimahaas,waxay dhacayaan,iyadoo Shacabka… pic.twitter.com/zMasX54T3C

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) September 19, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.