Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xaalka Xamar oo sii adkaanaya Maaliba Maalinka ka danbeeya
    Somalia

    Xaalka Xamar oo sii adkaanaya Maaliba Maalinka ka danbeeya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burbur xoog badan,ayuu gaystay Qaraxii lala eegtay MW Xasan Shiikh Maanta xili uu ku wajahnaa Aadan-yabaal.

    MW,ayaa gaaray Aadan-yabaal si uu udhiirigeliyo Ciidamada dagaalka kula jira AS.

    AS sidaanoo kale ayay  Hoobiyayaal ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade xilli uu kasoo degayay RW Itoobiya Todobaad ka hor.

    Waxaa kaloo xigay hanjabaado iyo xogo lamni oo la helay,kuwaasoo shergayay in la weerarayo Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade,waxaana Duulimaadyadii joojiyay Diiyaaradaha Turkish Airways iyo Qatar Airways.

    Sidoo kale,waxaa isticmaalka Garoonka Aadan-cade ee Shaqaalaheeda hakad gelisay Safaarada Maraykanka.

    Xogaha amni ee laga helayo Xamar iyo Agagaarkeeda aad ayay u walwal badan yihiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.