Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xalka lagu soo afjarayo gadoodka Ciidanka Jimcaale oo Caawa la galay
    Somalia

    Xalka lagu soo afjarayo gadoodka Ciidanka Jimcaale oo Caawa la galay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Deni,ayaa kulan kula leh Jimcaale Gurriga Madaxweyne Faroole.

    Arimaha looga hadlayo kulankaas,ayaa,waxaa ka mid ah…

    1. Bixinta Musharka Ciidanka 3-Blood
    2. Shaqo gelinta Ciidanka.
    3. Dib u habaynta Ciidanka iyo faylcelinta.
    4. Celinta Gaadiidka ay dhaceen ee ay lahayd hayadda PMPF.
    5. Wada shaqaynta Dowladda iyo Ciidanka Jimcaale..
    6. Soo afjarida xiisadiii Garowe.

    Ciidankan,waxaa si khaldan u adeegsaday Aaran-jaan oo ku khasbay in ay Caasimada Puntland oo caan ku ah amni ay ka ridaan Xabad.

    Haatan qorshihii Aaran,waa fashilmay,waxaana meel cidlo ah kusoo dhacay Ciidankaas.

    In lasoo afjaro oo la badbaadiyo Ciidanka waa muhiim.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.