Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamaas oo qaadacday heshiiska Maraykanku riixayay
    Somalia

    Xamaas oo qaadacday heshiiska Maraykanku riixayay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ururka Xamaas,ayaa qaadacay hindisaha cusub ee xabad joojinta Qasa ee ay soo bandhigeen Mareykanka, Masar iyo Qatar .

    Osama Hamdan oo ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Xamaas,ayaa sheegay in Heshiiskani aanu damaanad qaadayn in Ciidamada Israel ay ka wada baxayaan Marinka Qasa.

    Osama oo Diidmada Xamaas sharaxaya Wuxuu yiri .

    “Waxaan doonaynaa oo keliya in la fuliyo hindisihii 31-dii july ee uu horey u soo bandhigay Madaxweyne Biden,kaas oo aan aqbalnay.

    Heshiisku meelmar ma noqonayo, haddii aan dib loogu laaban is afgaradkii aan ka gaarnay bishii July qaabka loo fulinayo qorshaha xabad joojinta Qasa iyo is dhaafsiga Maxaabiistaabada dhinac “.

     

    Daawo muuqaalka uu ka sameeyay Wariye Jubba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.