Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamar maku xigtaa Maxaas oo ma geli doontaa Gacanta Shabaab?
    Somalia

    Xamar maku xigtaa Maxaas oo ma geli doontaa Gacanta Shabaab?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab in Bartamaha iyo Koonfurta Shabaab 70% Gacantooda ay gashay sida Wargeyskan Afka dheer uu qoray.

    Sidoo kale Xamar in ay ku danbayn doonto Gacanta Shabaab,way xoog badan tahay oo waxaaba sii aqbalaya Beesha Caalamka.

    Waxaa jira warar xoog badan oo sheegaya in Kabakutukade diyaarad looga qaaday Xalane.

    Waxaa kaloo jira warar sheegaya….

    1. In dalabaadkii AS qaybo la fuliyay oo ay ka mid ahayd in si farsamaysan Xero 5000- Askari qaada iyo Saadkeeda loo baneeyo.
    2. In dhanka AS dalabyadii laga dalbaday ay fuliyeen oo ay ka mid ahayd….

    B. In aysan carqaladayn Garoonka iyo Dekeda Xamar.

    T. In aysan usoo dhawaan Xerada Xalane.

    Sida wax usocdaan way muuqataa in Xasan wax ka og yahay qorshaha oo Bartamaha iyo Koonfurta qaybna argagixisada uu ufududeeyay qabsashadeeda,halka inta yar ee Gacanta argagixisada ka maqana uu ka abuuray colaado.

    Sidoo kale colaadaha iyo hoosaasinta argagixisada,wuxuu usoo waariday Waqooyiga Wadanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.