Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse in loo diro New York,waxay muujinaysaa waji gabaxa Xasan haysta
    Somalia

    Xamse in loo diro New York,waxay muujinaysaa waji gabaxa Xasan haysta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib guul darooyinkii is xig-xigay ee dagaalka argagixisada Xasan,waxa uu garow saday in uusan haysan wax uu Beesha Caalamka iyo Shirka Qaramada Midoobay la hor tago,taas badalkeeda raysal wasaare Xamse,ayuu udiray Maraykanka iyo Shirka Qaramada Midoobey.

    Xamse oo saaka Muqdisho ka amba baxay ma ahayn wax lagu fakarayay Laba Bilood ka hor aadistiisa Kulankaas.

    Fashilka Xasan Shiikh ee hogaaminta Wadanka,ayaa si weyn umuuqda…

    1.Siyaasad ahaan Dowladiisu madhaafsiisna Muqdisho oo Siyaasadii Arimihii Gudaha,waa ku fashilmay.

    2.Dagaalkii argagixisada ku dhawaad 2-Bilood oo uu waday Hal Degmo laguma qaban,markii Labaad,ayaana jab weyn la gaarsiiyay Ciidankii la galiyay.

    3.Dhaqaalihii Wadanka oo meeshii ugu hoosaysay maraya iyo Barnaamijkii Deyn cafinta oo Shafka Dhulka dhigtay.

    4.12-kii Qodob ee QM ay horay ugu soo dirtay in uu waxkaqabto haduu rabo in loo tixgeliyo Dowlad dhamaystiran oo caalamku la macmiili karo oo uusan waxba ka qaban.

    Saakay in Xamse loo diro New York,waxay muujinaysaa waji gabaxa Xasan soo wajahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.