Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamse oo laga celin la’a yahay Aadista Raaskanbooni
    Somalia

    Xamse oo laga celin la’a yahay Aadista Raaskanbooni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    RW Xamse,waxaa Beri uqorshaysan in uu aado Raaskanbooni.

    Dadku,waxay iswaydiinayaan,haduu Axmed la loolamayo Afmadow muu tago,iyadaa ah Magaalo camiran oo Saldhig u ah loolanka isaga iyo Axmed ?

    Raaskanbooni maxaa yaala oo laga tagayaa,waa meel cidlo ah oo geeri go’an ah?

    Aadistiisa Raaskanbooni, waxay muujinaysaa sida uusan wax saamayn ah ugu lahayn Beesha uu kasoo jeedo oo Axmed ugaga miisaan culus yahay.

    Halka Degmo ee Beeshu sida khaaska ah uga degto Jamhuuriyada ee Afmadow,isagoo RW JFS ah,waxaa uga xoog badan Axmed Madoobe.

    Ilaa iyo hada BC wada dadaal ay ku baajinayso si aan xaaladu usii fogaan,waase ku adkaysanayaa Xamse.

    Kulan,waxaa jira beri uga furmaya Xalane Wakiilada BC iyo QM oo ay uga arinsanayaan xaalka JL iyo DFS.

    Tagida Xamse Siyaasiyan Axmed Madoobe ayay ufiican tahay.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.