Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xanuuno aan la garanayn oo ka dilaacay Gaalkacyo
    Somalia

    Xanuuno aan la garanayn oo ka dilaacay Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Xanuuno dhakhaatiirtu la yaaban yihiin ay ka dilaaceen magaaladaaas, waxaana Isbitaaladu ay la ciir ciirayaan dad ay soo riteen xanuunadan.

    Dadka xanuunadu soo riteen oo u badan Caruur ayaa ah kuwa matagaya dhiig, sidoo kalena dhiig saxaroonaya, dhakhaatiirta ayaana la tacaaleysa xanuunadan oo ay ku wareersan yihiin, sida uu noo xaqiijiyay mid kamid shaqaalaha Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

    Dhiigag iyo dheecaano ayaa dhowr ilmood laga qaaday, si baaritaan loogu soo sameeyo xanuunkan, waxaana loo qaaday magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.