Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xarumaha Imtixaanaadka Puntland oo la shaaciyay
    Somalia

    Xarumaha Imtixaanaadka Puntland oo la shaaciyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wargalin.

    Xarumaha Imtixanaadka Gobolada iyo Degmooyinka ay ku galayaan Macalimiinta Dugsiyadda hoose/Dhexe ee Puntland.

    Sida qorshuhu yahay waxaa subaxa Sabtida ah ee 22 ka bisha bilaabanaya imtixaankii qorshaysnaa ee Macallimiinta dugsiyada hoose dhexe ee Puntland.

    Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan macallimiintii isdiiwaangalisay inay u diyaargaroobaan imtixaanka horena usoo qaato macallin kasta 2 sawir oo teesare ah.

    Imtixaanku waxa uu ka dhacayaa 12 degmo oo kala ah:

    Galdogob dugsiga Caynushamsi.

    Galkacyo dugsiga Cumar Samatar.

    Burtinle dugsiga H/dhexe ee Burtinle.

    Garowe dugsiga Darwiish.

    Dangoroyo dugsiga Kalyaxeed.

    Qardho xarunta gudoonka Waxbarashada Gobolka.

    Carmo dugsiga Xaaji Salaad.

    Bosaso Dugsiga saree ee Boosaaso Public.

    Dhahar dugsiga Mubaarak.

    Xiingalool dugsiga Liibaan.

    Badhan dugsiga Bilan.

    Buuhoodle dugsiga Tahriir Ooglo.

    Waxaa la farayaa macallimiinta u fariisanaya imtixaankaas in aysan lasoo galin xarumaha imtixaanka wax telefoon ah ama aalad kale ah.

    Wixii faahfaahin oo dheeraad ah kala xiriir xafiisyada gudoomiyayaasha Waxbarashada ee gobollada

    Mahadsanidiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.