Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan iyo kooxdiisa oo looga adkaaday loolankii Saxaafada
    Somalia

    Xasan iyo kooxdiisa oo looga adkaaday loolankii Saxaafada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan iyo kooxdiisa,waa looga adkaaday loolankii Saxaafada.

    Sababta looga adkaaday,waxay tahay in Xasan iyo kooxdiisu ay u arkaan Mucaaradka Beel Daarood ah oo duulaan ku ah Xukunka Hawiye.

    Halka aysan is waydiin war Xukunka aad Beesha Hawiye ku koobteen Dadkii N.N,kasoo ritay oo Jilbaha Dhulka udhigay in aad qabataana sababteeda lahaa soo ma’hayn Daarood?

    Halka Beesha Hawiye badankeed NN la shaqaysanaysay,iyagoo karaad sanayay Badar iyo Beeso Maalin Qado ah.

    Mucaaradkii Farmaajo waxa uu ahaa mid ka koobnaa Beelaha Somaliyed,isaguna waxa uu watay Beesha Hawiye isaga oo Daarood ahaa.

    Balse wax kasta Xasan,ayaa ku ciyaaray oo Tola’ay iyo Beeshayda ka bilaabay kuna dhameeyay inuu talada xukunka iyo dhaqaalaha Beeshiisa ku koobo.

    Dowladnimadu kama bilaabato Ra’isalwasaare kumana dhamaato…

    1.Dhamaan Dawlad nimadii Beesha Xasan,ayaa isku koobtay.

    2: Agaasimayaashii Beesha Xasan,ayaa isku koobtay.

    3: Hubkii iyo Taakuladii laga helay Caalamka Beesha Xasan,ayaa isku koobtay.

    4: Maareeyayaashii Beesha Xasan,ayaa isku koobtay.

    5: Wax kasta oo Dawlad nimada macno ulahaa Beesha Xasan,ayaa isku koobtay.

    Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo dheefta Dowladnimada Beeshaada ayay ku kooban tahay Xasan Shiikhoow.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.