Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan oo ugolaaday Kenya in ay Shidaal ka qodato Bada lagu muransan yahay
    Somalia

    Xasan oo ugolaaday Kenya in ay Shidaal ka qodato Bada lagu muransan yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2024Updated:April 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhawaan,waxaa la saxiixi doona heshiis loogu ogolaan doono Kenya Dhul-badeedka u dhaxeeya Somaliya iyo Kenya in ay ka baarato Shidaal ay Kenya xor u tahay,waxaana si dhameystiran u ogolaaday Xasan Shiikh Maxamuud.

    Xoguhu,waxay xaqiijinayaan in Shirkado Kenyan ah ay qodayaan Shidaalka,isla markaana Ciidamada Kenya ee JL jooga ay ilaalin doonaan amaanka Shirkadahaas iyo Goobaha Shidaalka laga qodayo ee Badda.

    Xasan,ayaa Saxiixa heshiiskan ku badashay Dhaqaale uu Saxiixa ku qaadanayo iyo Saami si gaar ah uu ugu yeelanayo wax soo saarka.

    Waxaa la yaab leh Xasan oo diiday heshiiska Badda ee Itoobiya iyo Somaliland in uu ku dhiirado Saxiixa Badda Kenya ay ku haysato Somaliya.

    Saxiixyada Xasan Shiikh ee Lacagta jooga,waxay meel fog gayn doonaan rajadii awalba yarayd ee Qaran Somaliyed soo celintiisa ahayd.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.