Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan oo isku dayaya in uu helo mudo kororsi sharcidaro ah
    Somalia

    Xasan oo isku dayaya in uu helo mudo kororsi sharcidaro ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,wuxuu isku dayayaa in uu kusii fadhiyo Kursiga Wado walba uu umari karo.

    Gudaha Xamar,wuxuu ka shaqeeyay Hal shaqo oo ah…..

    1.Iibinta Dhulka Dowlada oo uu ka helay Sadex faa’ido oo kala ah…..

    B. AS oo 60% Dhulka iibsaday,taasoo isku xirtay isaga iyo AS.

    T. Lacagtii Xamar taalay ee cadaanka ahayd oo 70% gacantiisa gashay.

    J.Ganacsatadii oo ku khasbanaatay in ay kala shaqeeyaan kusii fadhiga Kursiga.

    Xasan oo fursadahaas ka faa’idaysanaya,ayaa ganacsatada hordhigay Laba Qodob oo kala ah…..

    B.In ay ka dhiciyaan siyaasiyiinta beeshiisa ah ee wax ku haysta oo ugu yaraan ay ka gadaan( Noo daaya Ninkan Laba Sano oo aan Dhulka ku dhisanayno si uu noogu xalaaloobo).

    T. In ay AS ku qanciyaan hakinta qaraxyada ,taasoo wax ka taraysa taageeradiisa shacabka Muqdisho,maadaama ganacsatada intooda badan Lacagta ay ku shaqaynayaan AS leeyahay.

    Dibada Xasan,wuxuu ka galay dadaal….

    1.Wuxuu Imaaraadka ka codsaday in cadaadiska PL laga yareeyo maadaama si guud isbahaysi loo wada yahay.

    2.Wuxuu Kenya ku cadaadiyay,isagoo xataa dhaqaale bixinaya in Axmed Madoobe laga qabto.

    Qorshihiisii gudaha Xamar,waa shaqeeyay oo AS,waa hakiyeen hawlgaladoodii,sidoo kalana siyaasiyiintii beeshiisa,waxaa saaran cadaadis weyn oo ay dhici karto in lasoo hor fariisiyo.

    Qorshihiisii dibada uma mira dhalin siduu rabay,waxaana uga soo laabtay niyad jab weyn.

    Ugu danbayn Xasan xataa haday Somalidu u ogolaato in uu sii fadhiyo Kursiga,waxaan ka yeelayn Beesha caalamka oo saamaynteeda aan la xaqiri karin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Doorashada wada xaajoodkeeda mudnaanta hala siiyo.!!

    January 27, 2026

    Midowga Yurub iyo Hindiya oo wada gaaray heshiis ganacsi oo taariikhiya

    January 27, 2026

    Faallo:-Yaa ka faa’idi kara khilaafka Maraykanka iyo Yurub?

    January 27, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Doorashada wada xaajoodkeeda mudnaanta hala siiyo.!!

    Midowga Yurub iyo Hindiya oo wada gaaray heshiis ganacsi oo taariikhiya

    Faallo:-Yaa ka faa’idi kara khilaafka Maraykanka iyo Yurub?

    Xasan Shiikh oo loolankii siyaasada loogu keenay Villa-da horteeda

    Talyayaasha Ciidamada Maraykanka iyo UK oo booqday Mw Deni

    Trump oo Canshuur dheeriya ugu hanjabay Wadanka Kanada

    Dhimasho ka dhacday markale Magaalada Minneapolis Ee Wadanka Maraykanka

    Shiine oo yareeyay daymaha uu siiyo Qaarada Afrika.

    Beesha Caalamka oo fariin udirtay Xasan Shiikh?

    Golaha Mustaqbalka Somaliyed Oo aqbalay Gogosha Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.