Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhimasho ka dhacday markale Magaalada Minneapolis Ee Wadanka Maraykanka
    Somalia

    Dhimasho ka dhacday markale Magaalada Minneapolis Ee Wadanka Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 25, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka waxaa mar kale ka dhacday toogasho lagu dilay qof taa oo la sheegay in geysteen saraakiil ka tirsan waaxda socdaalka ee dowladda federaalka.

    Alex Pretti, oo 37 jir ah, ayaa lagu dilay iska horimaad ka dhacay waddada subaxnimadii Sabtida, wax ka yar saddex toddobaad ka dib dhimashadii Renee Good, oo sidoo kale 37 jir ahayd, iyada oo ku dhex jirta baabuurkeeda.

    Mas’uuliyiinta dowladda federaalka iyo kuwa maamulka gobolka ayaa soo jeediyay warbixinno iska soo horjeeda oo ku saabsan sida ay wax u dhaceen.

    Waaxda Amniga Gudaha ayaa sheegtay in wakiiladu ay rasaas isku difaacayeen rideen ka dib markii Pretti, oo ay sheegeen in uu haystay bastoolad, uu iska caabiyay isku daygii ay ku doonayeen in ay hubka uga dhigaan.

    Goobjoogayaal, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo qoyska dhibbanaha ayaa ka hor yimid warkaas, iyagoo tilmaamay inuu gacanta ku hayay taleefoon, oo aanu hub haysan ninka la dilay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.