Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sh.ma uhirgeli doontaa riyadiisa badalida Qoor-qoor?
    Somalia

    Xasan Sh.ma uhirgeli doontaa riyadiisa badalida Qoor-qoor?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 9, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Xasan la shaqaysata intooda badan ma rabaan Mahad Salaad in lagu badalo Qoor-qoor oo qaybna Beel ahaan ayay udifaacanayaan,qaybna sidooday Mahad udiidan yihiin.

    Ujeedooyinka Dhuusamareeb loo tagey,waxaa ka mid ah in Mahad Salaad loo diyaariyo Madaxweynaha Galmudug oo sumcad loo sameeyo,iyadoo loo marayo weerarka Ceel-buur.

    Madaxweyne Qoor-qoor,ayaa ka hor yimid in Maleeshiyada Ceel-buur loo jihaynayo uu hogaamiyo Mahad Salaad,waana sababta Xasan ugu deg-degay Dhuusamareeb,isagoo Libin udiidaya Qoor-qoor.

    Ceel-buur way geli karaan Maleeshiyada loo dirayo,sababtoo ah qorshaha dagaal ee argagixisada kuma jiro dagaal ka fool ka fool ah oo waa ubanaynayaan,kadibna waa ka hawlgalayaan sida horay uga dhacday Dhul badan oo la sheegay in la xoreeyay.

    Dagaalka Xasan ufadhiyo Dhuusamareeb ma guulaysan doono marka laga soo tago Maalmo Indhaha Bulshada la jahwareeriyo,sababtoo ah…

    1.Maleh qorshe hawlgal oo diyaarsan.
    2.Maleh diyaar garow farsamo oo macno leh.
    3.Maleh qorshe fog oo istiraatijiyadeed.

    Hadafka laga duulayo waxuu la micno yahay (Roob Kablakac ah).

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.