Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Sh.Oo ka Codsaday RW Abiy in uu dhex-dhexaadiyo Deni
    Somalia

    Xasan Sh.Oo ka Codsaday RW Abiy in uu dhex-dhexaadiyo Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 5, 2023Updated:June 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,waxuu markale codsi dhex-dhexaadin isaga iyo Deni ah udiray RW Abiy.

    Sida muuqata Deni waa kaga adkaaday Xasan loolankii Siyaasadeed ee Sanadka socday.

    Is hardintii ugu danbaysay oo ahayd Dimuqraadiyada iyo hirgelinteeda,waxay guushu raacday Deni oo noqday hirgaliyaha Dimuqraadiyada saxda ah ee Geeska.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay dagaalkii argagixisada.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay Dayn Cafinta.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay Somali heshiis ah,Dunidana la heshiis ah.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay Qabyo tirkii Dastuurka.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay Shidaal baaristii.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay fikrada gooni goosatada Hargaysa.

    Xasan mahayo guul uu ka keenay arimaha hor tabinta uleh dhismaha Dowladnimada Somaliya.

    Ugu danbayn Sanadkii Labaad iyo Xasan oo fashilmay,waxuu aqbalay in uu Deni raadiyo qiimo walba oo ay ugu kacdo.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.