Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh iyo kooxdiisa oo qorshaynaya fashilinta gogosha PL fidisay
    Somalia

    Xasan Shiikh iyo kooxdiisa oo qorshaynaya fashilinta gogosha PL fidisay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh iyo kooxdiisu,waxay ka shaqaynayaan fashilinta Sh gogosheeda PL fidisay.

    Waxay abaabulayaan in ay Dastuurka farataystaan oo nuqolo ka mid Baarlamaanka horgeeyaan si loo meel mariyo.

    Hadii Xasan Dastuurka taabto,iyadoo laga ballamay laguna heshiiyay in Shir layskugu yimaado,waxay ka dhigan tahay in uusan Rabin xal iyo wada socod Somaliyed.

    Villa Somaliya,waxa kaliya ee yaala,waa kala fogaynta Bulshada Somaliyed iyo dib udhac Dowladnimo.

    Puntland doorkii laga rabay,way qaadatay oo tanaasul iyo damqasho ayay muujisay,waxayna fidisay Gogol.

    Halkan hoose ka akhriso Cutubyada Dastuurka ee ay rabaan in ay dhexgalaan..

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.