Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh ma waxa uu aqbalay wada hadal uu lagalo Alshabaab?
    Somalia

    Xasan Shiikh ma waxa uu aqbalay wada hadal uu lagalo Alshabaab?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Waxaan aaminsanahay ugu danbayn Ciyaartu in ay kusoo dhamaan doonto wada xaajood,dhankayaga,waa udiyaarsanahay lkn ma naqaan goorta iyo goobta,balse Alshabaab in ay udiyaarsan yihiin wada xaajood ma naqaan kamana aanan arag,Shabaab waa in ay badalaan dhaqankooda cidii geli karta hawshaasna,waa soo dhawaynaynaa”.”Ayuu yiri Xasan Shiikh oo ka hadlayay Oslo Forum.

    Waa mowqif badalid weyn oo deg-deg ah oo ka muuqata Xasan marka laga tusaale qaato go’aamadiisii hore ee ka fogaa dabac loo muujiyo Shabaab ,ma cada waxa ku khasbay isbadalka intaa le’eg ee ku yimid.

    Su’aalaha lays waydiin karo?

    1.Dagaalkii Shabaab ee uu ku fashilmay miyaa sababay isbadalka mowqifkiisa?

    2.Ma waxa uu xaqiiqsaday Shabaab in uusan uga adkaan karin dagaal?

    3.Ma Caqli iyo bisayl cusub,ayaa ukordhay?

    4.Ma hadaladiisii iska hor imaan jiraybaa?

    5.Ma awood shisheeye oo ku khasabtay isbadalkan,ayaa jirta?

    Xigmada hadalkiisa laga dheehan karo,waxay kusoo ururaysaa Labo Qodob….

    1.Fashil in uu ku yimid hawlgalkii la dagaallanka Shabaab oo ay soo xirantay rajadii Bulshada ee ahayd dagaalkii oo dib loogu laabto.

    2.In ay muuqato wada hadal soo socda oo keeni kara in Shabaab B&K Wadanka lagu wareejiyo sida Daalibaan.

    Looba jooge??

    JQ.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.