Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ay ubadan tahay in uu iscasilo mudo xileedkiisa oo aan dhamaan
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ay ubadan tahay in uu iscasilo mudo xileedkiisa oo aan dhamaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2024Updated:April 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida la saadaalinayo oo ay tilmaamayaan xogo hordhac ah oo soo baxaya mudo xileedkiisa oo ay ka harsan tahay Hal Sano,ayaa lagu khasbi doonaa in uu Kursiga ka dego.

    Sh.Shariif ayay ubadan tahay in uu badalo,iyadoo kooxaha xagjirka ah qayb weyn oo ka mid ah ay soo raaci doonaan Dowlada uu hogaamin doono.

    Garab uu ka mid yahay Cali Dheere ayay xoguhu sheegayaan in ay ka mid noqon doonaan DFS oo ay ka tanaasuli doonaan xagjirnimada.

    Dastuurka,ayaa sidiisii hore loo dayn doonaa oo waxba kama jiraan laga dhigi doonaa ku falaadidii Xasan.

    Deni oo ah Ninka Shariif la loolamaya oo ay kubadu dhextaal 2026 ayay ubadan tahay in Shariif ka guulaysto marka la qiimeeyo BC iyo Somalida oo dhaqamadiisa qawadsan.

    Maraykanka oo qorshahan dhabarka ka riixaya,ayaa Deni kula kulmi doona Nayrobi,waxayna siin doonaan tilmaamo.

    Ugu yaraan Deni jagada RW isaga ayay meel utaal oo keenaya Siyaasiaga buuxinaya.

    Xasan waxa uu noqon doonaa MW ugu liitay ee soo mara Somaliya abid.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.