Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo baqdin amni awgiis uga soo laabtay….
    Somalia

    Xasan Shiikh oo baqdin amni awgiis uga soo laabtay….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh dib,ayuu ugu soo laabtay Xamar,kadib Hal Habeen oo uu soo seexday Aadan-yabaal.

    Soo laabashadiisa oo ahayd lama filaan,ayaa waxaa sababay amnigiisa oo loo baqay kadib markii AS Madaafiic kusoo garaaceen Aadan-yabaal.

    Maalin ka hor ayay ahayd markii Gawaaridii galbinaysay Xasan Shiikh oo ahayd Lix Gaari oo kuwa Madaxtooyada ah ay Sadex ka mid ah ku burbureen Qarax argagixisadu AS udhigtay Wadada.

    Dhanka kale AS,waxaa Gacantooda galay Laba Qore oo ka mid ahaa Hubkii Masar keentay oo wax ka garaaci kara 30-Km.

    Xaqiiqdii waa walwal iyo fariin khatarteeda leh oo guud ahaan Somalida in MW-nihii furimaha hore ee dagaalka ujoogi waayay baqdin laga qabo amnigiisa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.