Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar
    Somalia

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 24, 2025Updated:September 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda federal Soomaaliya ayaa cambaareysay iska hor’imaadka ka dhacay degmada Wardhiigley maanta.

    “Dowladda waxay ka niyadjabsan tahay in shaqsiyaad doonaya in ay hoggaamiyaan dalka ay diyaar u yihiin daadinta dhiiga shacabka iyo ciidamada ammanaka ee ilaalinaya dalka, lana dagaalamaya argagixisada”.

    Dowladda fedealka waxay sheegtay in ay ka go’an tahay ilaalinta shacabka iyo hantiodooda iyo xaqiijinta in lala xisaabtamo cidkasta oo wiiqeysa ammaanka.

    Xasan Shiikh damin siyaasadeed,ayuu ku dhacay oo lagu dabanayo hada,wixii ka danbeeya.

    Mucaaradka Muqdisho,waxay raadinayeen fursad ama meel ay kasoo galaan Xasan ilaa iyo Maanta,wixii ka horeeyayna,isagaa ku watay oo la ciyaarayay.

    “Shacabkaan difaacaynaa”waa halhays gadmaya oo lagula diriri karo Xasan.

    In uu Xabad rido siyaasiyan,waa jowharad Mucaaradka Xamar helay.

    6-bilood ka hor dhamaadka mudo xileedkiisa,ayay ku bilaabatay Xasan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.