Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo fariin Muuse taageero u ah udiray Somaliland
    Somalia

    Xasan Shiikh oo fariin Muuse taageero u ah udiray Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh oo ka hadlayay Maalmaha Xoriyada iyo Midnimada Somaliyed,ayaa ka hadlay arimaha SL.

    “Saraakiishii dadka dilayey ee qafaalanayey xiligii Siyaad Barre ayaa madax ka ah Somaliland”Ayuu yiri Xasan Shiikh.

    Erayo qurxoon oo kasoo baxaya Qof khaldan,ayaa lagu tilmaami karaa hadalka Xasan ee ku aadan SL.

    114-ka Quraanka,ayaan aqaanaa,waxaa ka horaysa yaa kaa akhrisanaya?

    Haatan Xasan,hadalladiisa wanaagsan Dadku xiiso uma hayaan mana jirto hal Quluub oo Qof Somaliya leeyahay oo ay ku shumayaan,sababtoo ah,waxaa lagu bartay Af iyo Uur iskhilaafsan.

    Yaa amini kara in uu daacad ka yahay Nabada SL?

    Yaa aamini kara in uu daacad ka yahay Doorashada SL?

    Yaa aamini kara in uu la rabo wanaag SL?

    Xasan in uu ka aamuso Doorashada iyo nabada SL,ayaa ufiicnayd,sababtoo ah hadalkiisu Muuse,ayuu taageero unoqonayaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.