Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo fashiliyay socdaalka Xoghayhiisa Ee LC?
    Somalia

    Xasan Shiikh oo fashiliyay socdaalka Xoghayhiisa Ee LC?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Ra’isalwasaarahaygu,wuxuu utagay LC in uu xaliyo Shaqaaqada halkaa ka dhacday oo weli si Nabad ah aan loo xalin”Ayuu yiri Xasan Sh.

    Waa hadal Wajigabax ku ah reer LC oo sheeganayay in Xoghayaha loogu soo diray aqoonsi DG in uu usameeyo.

    Badalkeeda,waxay sugayeen,waxaa loo sheegay in ay yihiin reer SL oo laga Shaqaynayo in xal loo helo Shaqaaqada halkaa ka jirta ilaa iyo hada oo ay ugu horeeyaan Maxaabiista.

    Xasuuqii Muuse Biixi,waxaa lagu soo koobay Shaqaaqo.

    Dadkii dagaalamay,waxaa loo badalay Shaqaaqado maxaliya oo uu ubaahan xalin.

    Khaatumo Afkiisa,waa ka ilaalshay Xasan,waxa uuna si dadban ucadeeyay in Dadka iyo Dalkuba yihiin SL.

    Fasirka socdaalka Xoghaye Xamse,waxaa sameeyay MW Xasan Shiikh.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.