Villa Somaliya,ayaa ku amartay in dib loo soo celiyo diyaarad sidday qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka,kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Puntland.
Diyaarada Daallo Airlines dib uga noqotay Garoonka Diyaaradaha Garowe 10 daqiiqo ka hor inta aysan caga dhigan.
Xasan,waxaa la oran karaa Xabad siyaasadeed,ayuu Madaxa iskaga dhuftay oo loolankii looga soo horjeeday,ayuu Basiin kusii shubay.
Si kale hadii loo yiraahdo,waxaa Xasan ugu afduuban Garoonka Aadan-cade 100 Qof shacab ah iyo 20-Xildhibaan.
