Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo hordhigay Garaadada qorshe khatar ku ah halganka Sool
    Somalia

    Xasan Shiikh oo hordhigay Garaadada qorshe khatar ku ah halganka Sool

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 31, 2023Updated:May 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Somaliland la fariista,Anagaa ballan-qaadayna in ay Gooja-cade ka baxayaan”Ayuu Xasan hordhigay Garaadada.

    Ujeedka hadalkaas,waa in Caalamka iyo Somalida la tuso in Sool SL ka mid tahay.

    Sidoo kale,waxaa loo sharciyaynayaa hadalkii Muuse Biixi ee ahaa..”Halaysku kaaya daayo Anaga reer SL,ayaa wada hadlayna”.

    Hadalkii kale ee Muuse,ayaa isagana wado fur loogu samaynayaa,kaasoo ahaa…”Dowlada SL waxay diyaar utahay in wixii tabasho ah ay ka dhagaysato reer Sool oo ay yihiin Dadkeedii oo ay udhibrinayso”.

    Garaadadu haday aqbalaan,iyadoon Gooja-cade aysan ka bixin SNM wada hadal,waxay fashiliyeen halgankii meesha sare marayay.

    Xasan,waxuu Wado fure uyahay Muuse Biixin ee yaan lagu kadsoomin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.