Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo ilhaamo siyaasadeed kala soo kulmay Itoobiya
    Puntland

    Xasan Shiikh oo ilhaamo siyaasadeed kala soo kulmay Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Abiy,ayaa uyeeray Xasan Shiikh ee isagu ma dalban markan.

    Uyeerida Abiy uu uyeeray Xasan,waxay daarnayd arimaha JL.

    Xasan,ayaa ka dacwooday Kenya oo Abiy uga dacwooday kulankii Kismaayo kadib.

    “Nin OG ah,ayaad isoo dirtay Ruto oo iiga hiiliyay Nin kale oo OG,isagaana masuulka ahaa fashilkii Kismaayo iga soo raacay oo aan waxba sii diyaarin”Ayuu Xasan ku yiri Ruto,isagoo ka dacwoonayay Nuuradiin.

    Ruto,wuxuu ugu jawaabay..”Nuuradiin,isagaa masuul ka ah amniga Kenya iyo kan Gobolka,waana is afdhaafeen Xasan”.

    Kadib,Abiy iyo Ruto,ayaa wada hadlay,sidaa,ayaana Abiy ugu yeeray Xasan.

    Garoonka diyaaradaha,ayuu Abiy ku qaabilay Xasa,wuxuuna ku yiri….

    “Waxaan kugula talin lahaa in aad JL xaalkeeda dajiso kana istaagto samaynta Maamul kale,waana idin wada hadal siin karaa Axmed,sideedana JL dhib uguma horayn Ciidamada aad usoo dirtay”.

    Xasan,waa dhibsaday hadalkii Abiy,isagoo caraysan,ayuuna soo laabtay oo Gurigiisa isku soo xiray.

    Xogta kulanka,waxaa laga helay dhanka Abiy oo Xubno Dowladiisa ah warbixin ka siiyay,halka Xasan kaligii ahaa markuu tagayay,kadibna aan cidna uwaramin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.