Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo imaanshihiisa Kismaayo Shuruudo lagu xiray
    Puntland

    Xasan Shiikh oo imaanshihiisa Kismaayo Shuruudo lagu xiray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa soo gabagaboobeen wada xaajoodkii Nayrobi ee PL,JL iyo Madasha Mucaaradka Muqdisho.

    Mowqif midaysan ayay ugudbiyeen Sadexda Garab Dowlada Kenya iyo Diblomaasiyiinta kale.

    Waxaa laysla qaatay Maalinka Axada ah in Xasan yimaado Kismaayo ka hor imaanshihiisana uu shaaciyo Afar Qodob oo kala ah……

    1. Aqoonsiga doorashadii JL.
    2. Ka laabashada Amarkii Maxkamada.
    3. Fasixida Kabida iyo Mashaariicda.
    4. Qaadashada masuuliyada dagaalkii
      Raaskanbooni.

    Marka Xasan intaa fuliyo,isla markaana raaligelin utago Kismaayo,waxaa kaloo Xasan laga rabaa kasoo jawaabida Shuruudaha ay Kenya kasoo qaaday kulamadii Nayrobi.

    Hadii Xasan aqbalo shuruudaha lagu xiray,waxaa loo gudbi doonaa fulintooda iyo Shirweyne Somaliyed hadii uu diido,waxaa Shir Garowe iskugu imaan doona PL,JL iyo Madasha Xamar.

    Madaxweyne Axmed Berri,ayuu Kismaayo ka dagayaa haduu rabi idmo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.