Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo ka jeediyay Baarlamaanka khudbad Faalso ah
    Somalia

    Xasan Shiikh oo ka jeediyay Baarlamaanka khudbad Faalso ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Argagixisada?

    Maalin ka hor ayay qabsadeen 10-Magaalo oo Xamar ku hareeraysan,waana ku fashilmay Dagaalkii uu ku qaaday Sanad ka hor.

    Saldhiga Dayax-Gacmeedka?

    Turkiga,ayaa qorshaynaya in uu ka dhisto Saldhig Dayax-Gacmeed Somaliya,kaasoo uu rabo in uu sii kireeyo,mahan wax Somali leedahay ama dan ugu jirto kaliya,waa wax Xasan xoogaa Shaaha ka helayo.

    Dayn qaadasho?

    Dayn qaadashada ufuran Somaliya mahan Lacag Cadaan ah ee waa Mashaariic,waxayna ku xiran tahay Siyaasad midaysan iyo Amni laysku halayn karo.

    Doorasho Q&C?

    Somaliya Doorasho Q&C ay ka dhacayso majirto,balse,waa qorshe Xasan Kursiga kusii joogayo oo ku samaysanayo mudo kotorsi 2-Sano ah.

    Dastuurka?

    Somalidu,waxay heshiis ku ahayd,waa Dastuurka,si khaldan,ayuuna udhexgalay,waxaana soo baxaya mid isagu gaar uleeyahay oo sii kala qaybiya Somalida,marka ugu danbaysana kala Raga Wadanka,ayuu sababayaa.

    PL iyo taageeradiisa?

    Macno ma samaynayn soo hadalqaadistiisa hawlgalka,waana Ciyow,waa ka baryay oo Nin sheegta MW JFS ,ayaa noqday Qofka ugu danbeeya ee bogaadiya Dal uu ka yahay masuulka ugu sareeya.

    Maamulka hawlgeliyay Ciidamada,isla markaana isku dubariday Shacabka oo kasbaday taageerada caalamka ma bogaadin,taa badalkeeda,waa xaqirayaa,waxa uu Magac dhabayaa Shacab iyo Ciidan,sidoo kale Maqaamka Nidaam ee PL,ayuu hoos udhigayaa oo waxa uu si diciif ah uleeyahay (Waqooyi Bari Ama DG Puntland).

    Xasan,khudbadiisa Maanta kama duwanayn kuwii Jimcaha.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.