Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo Nin iyo Xaaskiis kawada dhigtay Lataliyayaal
    Somalia

    Xasan Shiikh oo Nin iyo Xaaskiis kawada dhigtay Lataliyayaal

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdullahi Maxamed Nuur oo loo yaqaanan 30 jir 30-Milyan haysta waa Lataliyaha Madaxweynaha arrimaha Xagjirka.

    Xaaskiisii hore ee Labadda Caruur ah u dhashay waxaa loogu magacaabay Lataliyaha Madaxweynaha ka hortaga Hubka sharci-darada ah.

    Su’aalaha iswaydiinta mudan,ayaa waxay yihiin….

    1.Ehelka Xasan mooyee Ummadda inteeda kale ma geyaan mise uma qalmaan miyaa xilalka Dowlada??

    2.Hadii la ilaaliyay Xuquuqda Ehel M.Xasan meeday tii 15-ka Nilyan ee Somalida ah??

    3.Nin iyo Xaaskii ma loo Gacan gelin karaa Shaqadaas xasaasiga ah ee Hubka iyo Xagjirnimada??

    Xasan,waxuu soo afjaray maqaamyada wax lagu xusho ee kala ah..

    1.Aqoon.
    2.Ilbaxnimo.
    3.Bisayl
    4.Khibrad.
    5.Da’A

    Waa la wada gaaray xili laysla qiro Xasan in uusan ahayn Qofkii mudnaa in uu Ummaddan hogaamiyo xilligan muhiimka u ahaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.