Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo si dadban uweeraray Maraykanka
    Somalia

    Xasan Shiikh oo si dadban uweeraray Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh in uu ku jahwareeray Siyaasada,waxaa kuu xaqiijinaya khudbadiisii Masaajidka ee uu ku weeraray Maraykanka si ka baxsan Diblomaasiyada.

    Hadalka Xasan ma’ahayn mid ku haboonaa Nin sheeganaya maqaam MW Somaliyed,isla markaana ma ahayn mid asluub Diblomaasiyadeed leh.

    Warkana u ekaa kii fadhi ku dirirka Maqaaxiyaha Somalida ee Xasan Masaajidka ka dhex yiri,wuxuu taabanayaa Amniga iyo dagaalka argagixisada.

    Sida ka muuqatay Xasan,waxaa Madax wareer uu isxakamayn kari waayay ku noqday Warkii digniinta ahaa ee kasoo baxay Safaarada Maraykanka.

    Maraykanku,waa maalgeliyaha ugu weyn ee la dagaalanka argagaxisada,waana Sxb-ka Somalida ee dhan walba.

    Xogaha amaan,Isha ugu weyn ee DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ay ka qaataan,waa Maraykanka

    Sidoo kale markay timaado garaacista Hawada iyo la hawlgelida Ciidamada Somalida,waxa la muto,waa Maraykanka.

    Hadalka kasoo baxay Xasan ee Maraykanka iyo argagixisada isku meel dhigaya,waxa uu muujinayaa halka ay marayso quustiisa Siyaasadeed.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.