Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo wada walba Siyaasadeed ay kasoo xirantay
    Somalia

    Xasan Shiikh oo wada walba Siyaasadeed ay kasoo xirantay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh wax walba oo uu qaaday way kasoo xirmeen.

    La dagaallankii argagixisada,waxii lagu heli lahaa,waxaa Shuruud looga dhigay Somali wada socota.

    Shidaal baaristii waxay ugudubtay Wajigii Sadexaad ee loo yaqaan 3-B,waxaana lagu xiray in Puntland la helo oo isku mar ay Dalka kawada bilaabato.

    Dayn cafintii waxay ku socon kartaa is ogol Somaliyed.

    Xasan saakay,waxuu baadigoob ugu jiraa helida Deni,wayse adag tahay oo Albaab walba waa xirtay Deni.

    Maraykanka oo Shiinaha ka wal-walqaba in uu Somaliya soo galo,ayaa danaynaya in Somaliya Dowlad loo dhiso,taasna cadaadis ayay ku noqotay Xasan oo kasbo Somalida,ayaa loo sheegay.

    Garowe,waxaa tegi doona wefti Madaxweynayaasha KG,Galmudug iyo Hir-shabelle oo waan-waan wada.

    Sidoo kale Gudiga uqaabilsan PL khilaafka Fadaraalka,waxay doodooda kusoo bandhigayaan Garowe ka hor intaan la shaacin in PL diyaar utahay wada xaajood.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.