Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo wefti raadgadasha ah udiraya CW
    Somalia

    Xasan Shiikh oo wefti raadgadasha ah udiraya CW

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh,waxa uu taagan yahay marada halaygu celiyo oo halay sameeyo qorshe badbaado.

    Saakay wefti uu hogaaminayo Fartaag oo ay ka mid yihiin Xildhibaano,ayuu udirayaa CW.

    Ujeedku,waa in la muujiyo Dowladu in ay ka hawlgashay Hubkaas oo Xoogaa Hub ah lasoo saaro Gaari kadibna Shir jaraa’id ay wada qabtaan Weftiga iyo Maamulka Deegaanka,halkaas lagu shaaciyo in Hubkii intiisii badnayd dib Gacanta Dowlada loogu soo celiyay.

    Xaqiiqdu,waxay tahay in ay qaybsadeen Hubka Reer CW oo uusan jirin wax ay dib usoo celinayaan.

    Su’aashu,waxay tahay….

    Xasan muxuu yahay karka gaarka ah ee uu ku hayo Hubka Gacanta CW galay oo uusan udhibayn kan loo qaybinayay Macawisleyda Hiiraan,Koonfurta Mudug iyo Galgaduud qaybaheeda kale?

    Hubka CW ugacan galay 100%,waa la hubaa in uusan Gacan argagixiso galayn oo ka sugan yahay kan Macawisleyda loo qaybiyay.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.