Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh oo Xabad ka bilaabay Gobolka Gedo
    Somalia

    Xasan Shiikh oo Xabad ka bilaabay Gobolka Gedo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xabad,ayaa ka socota Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo,kadib markii Cabdirashiid Janan oo ugu Magacaaban Dowlada Xamar Talyaha xasilinta Gobolka Gedo ay diyaarad halkaas ku dajisay.

    Ciidamada Jubaland ee Gacanta ku hayay Magaalada,ayaa is difaacayo,waxaana si xoog leh usocda dagaal.

    Ujeedka Janan loogu diray Beledxaawo,waa in halkaas laga saaro Ciidamada Jubaland kadibna lagu qabto Shirweyne loogu Magacdarayo dhismaha Maamul sax ah oo JL ay yeelato.

    Xasan Shiikh Shalay,wuxuu colaad ka abuuray Sanaag oo ah Dhulka ugu Nabdoon guyd ahaan Somaliya.

    Sidoo kale Laascaanood,wuxuu ka furay Shir uu ugu magacdaray ( Dhismaha Maamul ay yeeshaan Beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante).

    Dhamaan ujeedooyinkan,waxa uu uga dan leeyahay in xaalada Wadanka uu sii murgiyo oo uu gaarsiiyo meel fog oo aan deg- deg wax looga sixi karin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.