Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh Siyaasiyan Dhulkuu galay bisha 5-Aad ma gaari doonto Dowladiisa.!!
    Somalia

    Xasan Shiikh Siyaasiyan Dhulkuu galay bisha 5-Aad ma gaari doonto Dowladiisa.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh Siyaasiyan Dhulkuu galay bisha 5-Aad ma gaari doonto Dowladiisa hada dhisan.

    Sadex,ayaa qarka usaaran fashil?

    1.Isku dheeli tirkii kharashaadka baxaya iyo kan soo galaya Dowlada oo lumay,waxayna Dowladu hada ku jirtaa $58-Milyan oo isdhimis ah.

    2.Mushahaaraadka Shaqaalaha Dowlada oo bixintoodu istaagayso Bisha 4-Aad kharash yari darteed,maadaama dakhliga Dowlada soo gala uu hoos udhacay oo 6- Ilood oo Dakhli kasoo xaroon jiray Shirkado gaar ay uleeyihiin Xaasaska iyo Qaraabada Madaxweynaha lagu wareejiyay.

    3.Kabidii Miisaaniyada Dowlada iyo dhamaan Mashaariicdii BC-ka ka imaanaysay oo istaagaysa 31-ka Bishan ka hor hadaan la helin heshiis Dowlada Fadaraalka ah iyo guud ahaan DG-yada ah.

    Socdaalkiisii Imaaraadka iyo Qatar ee dhaqaale raadinta ku saabsanaa,ayaa isna soo hungoobay.

    Kala taga isaga iyo Deni,ayaa caqabad kale oo weyn ku noqday,waxuuna fashiliyay Deeqdii BC oo ku dhisnayd wada socodka Dowlada Fadaraalka iyo DG xubnaha ka ah.

    Sida la saadaalinayo Bisha 5-Aad ka hor hadaan la helin isbadal xal noqon kara way fashilmaysaa Xukuumada Fadaraalka ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.