Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan waa yaqaan waxa uu rabee Adigu maxaad rabtaa oo ku taageeraysaa?
    Somalia

    Xasan waa yaqaan waxa uu rabee Adigu maxaad rabtaa oo ku taageeraysaa?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay ahayd in uu iscasilo,sababtoo ah 700-Askari iyo Saraskiishoodii,ayaa hogaamin xumidiisa ku baaba’ay.

    Meeyay qorshihii Dhuusamareeb uu la Aaday ee xoraynta Ceel-buur?

    Maxaas Bulshada daacada ah ee reer Hiiraan,ayaa xoraysatay.

    Xasan dagaalka argagixisada daacad kama ah ee 10-qorshe oo qarsoon,ayuu ku dhex wataa,waana mida fashilisay.

    Maxay yihiin waxa agyaal ee lagu garabsiiyo Xasan oo dan Qaran ah?

    Ma waxaa Dan Qaran ah,dhaqaale aan sameeyee itaageer?

    Ma waxaa Dan Qaran ah Deegaanka aan ku matalo Siyaasada aan xoreeyee itaageer?

    Ma waxaa Dan Qaran ah Deegaamada kale aan usoo didayo argagixisadee itaageer?

    Xasan waa yaqaan waxa uu rabee Adigu maxaad rabtaa oo ku taageeraysaa?

    Argagixiso la dirirka,waxaa la taageerayaa,markay noqoto mid Qaran ee aan loogu adeegayn Deegaan gaar ah iyo danaysi khaas ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.