Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Waji Gabax kala kulmay Cidsi uu Kenya hordhigay
    Somalia

    Xasan Waji Gabax kala kulmay Cidsi uu Kenya hordhigay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Axmed Madoobe ila saar cadaadis oo igula soo celi Shirka Muqdisho 26-ka Bishan”Ayuu Xasan ku yiri Ruto.

    “Ma rabno in aan ku xadgudubno Madaxbanaanida Wadan kale oo aan faragashano arimahooda gudaha”Ayuu ugu jawaabay Ruto.

    Erayga dilay Xasan,waxa uu ahaa…

    “Madaxbanaanidii aad hada nagala hadlaysay saw kuma ahan xadgudub hadaad noo dirto Gobol Wadankaaga ka mid ah,maxay uga duwan tahay Muuse Biixi iyo Itoobiya,waa ka xumahay Mudane Madaxweyne”Ayuu uraaciyay Ruto.

    Waji gabax,ayuu kala soo laabtay Kenya Xasan marka laga soo tago isfahanka Ciidamada ee hawlgalka cusub ay Kenya ku darayso.

    Axmed Madoobe ma imaanayo Shirka K&B ee 26 Bishan Xasan qabsaday,wuxuuna aaday Doorasho,sida ay xaqiijinayaan Ilo si weyn loo aamini karo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.