Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwad u gudbinayo Goleyaasha FIFA
    Somalia

    Xassan Xaaji Aadan Yabarow Wiish oo sheegay inuu dacwad u gudbinayo Goleyaasha FIFA

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xiriidhka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA,ayaa u aqoonsaday doorashadii dhawaan ka Muqdisho ka dhacday ee loogu doortay Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) inuu noqdo Guddoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Somaliya.

    Balse Musharaxii la tartamayey,ayaa sheegay in aanu ku qanacsayn qaabkii ay doorashadaasi u dhacday iyo hambalyada aqoonsiga ah ee uu Cali Shiine ka helay FIFA.

    Xasan Xaaji Aadan Yabarow,ayaa sheegay in uu dacwad u gudbinayo Goleyaasha FIFA ee ay arintani khusayso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.