Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xayiraadii diyaaradaha Jubaland Oo iskeed u fashilantay
    Somalia

    Xayiraadii diyaaradaha Jubaland Oo iskeed u fashilantay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib markay ogaatay Dowlada Fadaraalka dhawr arimood oo ku aadan duulimaadyadii diyaaradaha Jubaland ee ay xanibtay ayay go’aankeedii wax ka badashay.

    1.Waxay yaqiinsatay in xanibaada diyaaradaha aysan waxba udhimin madaxda Jubaland.

    2.Waxay garawsatay in shacabka Jubaland uu uga fogaaday dhibaataduna toos usaamaysay.

    3.Waxay xog ku geshay in Jubaland diyaarad gaar ay uleedahay soo iibsatay.

    4.Waxay la kulantay dhaleecaynta xoog badan oo uga timid caalamka iyo in aan awooda kale oo dheeriya gacanta loo galin doonin.

    Qodobadaas iyadoo ka duulaysa Dowlada Fadaraalka waxay qaadatay go’aan ah in xayiraadii ay ka qaado diyaaradaha Jubaland usocda.

    Dowlada Fadaraalku waxayrabtaa in ay isku muujiso mid shacabka uturtay oo utanaasushay balse xaqiiqdu waxay tahay in go’aankii xayiraadeed uu iskiis ufashilmay ,isla markaana uu keenay isku tashi Dowlada Jubaland ay ku dhaqaaqday.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.