Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyay Ansixinta Wax-ka-bedelka xeerka Doorashooyinka Goleyaashada Deegaanka Puntland. Faahfaahinta nagala socda.