Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xil.Abiib oo quusgooyay isbahaysiyadii kasoo horjeeday SL
    Somalia

    Xil.Abiib oo quusgooyay isbahaysiyadii kasoo horjeeday SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qof walba oo Somaliya oo aragti leh,waa in uu ku taageeraa Xil.Abiib hadalkiisa Maanta ee uu ku ilaalshay Midnimada iyo jiritaanka Somaliland.

    Saakay in uu kaga dhawaaqo Awdal in uu ka go’ay SL,waxay jab kusii ahaan lahayd Somalida Geeska Afrika ee xaalada adag ku jirta.

    Hankiisa iyo danaha Deegaankiisa,ayuu fahmay oo usahan tagay,wuxuuna uquusgooyay isbahaysiyadii kasoo horjeeday Somaliland.

    Caqliga saliimka ah ma taageerayo in Dhul iyo Dad Somaliyed la burburiyo oo laga Shaqeeyo kala tagooda.

    Somaliland oo isku duuban,isla markaana samaynaysa horumar,ayaa wax noogu taal hadaan nahay Ummadda Somaliyed.

    Abiib fariin buu udiray Villa Somaliyada keeni wayday aragti midayn karta Somalida Geeska Afrika rabi ku beeray ee Diinta,Dhaqanka iyo Dhiiga midka ka ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.