Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan Casood oo lagu aasay maanta Hargeysa (Sawirro)
    Somalia

    Xildhibaan Casood oo lagu aasay maanta Hargeysa (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    AUN Marxuum Xildhibaan Axmed Cabdi Casood oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee Magaalada Hargeysa.

    Marxuum Axmed Cabdi Kaahin, oo xilal kala duwan kasoo qabtay Somaliland, ayaa soo noqday laba jeer soo noqday Xildhibaan, sidoo kalena wuxuu soo qabtay Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada.

    Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo ka qeyb galay Aaska oo loo sameeyey Marxuum Casood, ayaa ugu tacsiyeeyay Ehelkii, Golaha Wakiilada iyo Guud ahaan Shacabka Somalinad, isagoona xusay inuu ahaa shakhsi wanaagsan oo tacab badan soo geliyey Somaliland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.