Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan Jindi “Dawladdu iyadaa sii deysay Wasiir C/rashiid Janan”
    Somalia

    Xildhibaan Jindi “Dawladdu iyadaa sii deysay Wasiir C/rashiid Janan”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020Updated:January 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed Jindi oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay Dowladda iney sii deysay Wasiir Janaan, maadaama aysan jirin cid qaadaneysa ama yeeleysa inuu iska baxsado Maxbuus Dowladda dhaxe u xiran.

    Wuxuu sheegay Warka dowladda kasoo baxay ee ah waan baareynaa iney dowladd nimada kamid tahay, mar hadii dambi lagu waayay Wasiir Janan.

    “Waan baareynaaa, wuu baxsaday waa Jahwareerin iyo in ma waayay waxa loo sheego bulshada, maadaama qofkii aad soo xirtay si sharci aadan u marin soo xabsi galintiisa” ayuu yiri Xildhibaanka.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xabsiga dhigtay 31, Agusta, 2019, Wasiir Janaan oo Saarnaa diyaarad ka timid Kismaayo oo kusii jeeday Caasimada Dolwadda Itoopiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.