Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan Odawaa: Kheye Galmudug wuu kala qeyb qeybiyey (VIDEO)
    Somalia

    Xildhibaan Odawaa: Kheye Galmudug wuu kala qeyb qeybiyey (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020Updated:January 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana mid ah musharixiinta Galmudug ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda Federaalka inay kala qeybin ka wadaan deegaannada Galmudug.

    Waxaa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu yimid deegaannada Galmudug, iyada oo ay dhisneyd Galmudug mid ah,hayeeshee haatan ay jiraan dhowr Galmudug sida uu hadalka u dhigey.

    “Ra’iisul Wasaaraha juhdiga uu ku bixiyey Galmudug waxaa ay dhashay in Xaaf uu Maamul Cusub Gaalkacyo ka dhisayo iyo Hoggaanka Ahlusunna oo diidan waxa socda iyo msuharixiinta ugu tunka weyn mucaaradka oo iyana ka hoyimid qorshaha ay wado dowladda,marka Kheyre Galmudug waa uu ugu daray ayuu yiri” Odawaa.

    https://www.facebook.com/SOMALICABLE/videos/731513053920148/

    Xildhibaan Odawaa waxaa uu ku faanay in xilligii uu ahaa wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ee Dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu dhisey Galmudug waxyar kaliya ay ka harsan yihiin,hayeeshee Dowladda Soomaaliya ay hadda wado dhismaha Galmudug awood lagu dhisayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.