Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan Qowdhan oo beeniyay in SSC laga lahaa Qalabka lagu qabtay Dekeda Muqdisho
    Somalia

    Xildhibaan Qowdhan oo beeniyay in SSC laga lahaa Qalabka lagu qabtay Dekeda Muqdisho

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraalka Xildhibaan Dayax ku qoray bogiisa Facebook ee ah in qalab Milatari oo SSC leedahay lagu qabsaday Garoonka Muqdisho waa mid aan Sal iyo raad toona lahayn hadal masuulna ahayn, gefna ku ah SSC.

    Saaxiibtinimada Xildhibaanimo ee Naga dhaxaysa darteed waxaan kala sameeyey xidhiidh in uu khaladkiisa saxo raaligelina bixiyo taas oo uusan illaa hadda fulin.

    Xildhibaan Dayax wuxuu ka mid ahaa dhalinyaradii Xarakada alshabaab kasoo xerooday ee laga shaqaaleeyey hay’adda NISA xiligii Fahad Yaasiin sidaasna Xildhibaan ku noqday.

    Xidhiidhka isaga iyo Hay”ada NISA oo uu hore uga tirsanaa ayaa wakhtigan aad u xun sida ka muuqata qoraaladisa.

    Agabka ciidan ee uu sheegay in SSC lagaga qabsaday Garoonka muqdisho dukumentigiisana bartiisa dhigay waxaa cadaan ah in uu isagu wax ka ogyahay uuna ku tirayo SSC lagana yaabee in uu dib usoo celiyey xiriirkiisii hore ee Alshabaab oo alaabtan haday jirto loo wado.

    WQ:-Xildhibaan Qowdhan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.