Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaan Saabir Nuur oo dalbaday in baaris lagu sameeyo sababta geerida Gaashaanle Cabdi Cali Seed
    Somalia

    Xildhibaan Saabir Nuur oo dalbaday in baaris lagu sameeyo sababta geerida Gaashaanle Cabdi Cali Seed

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya, ayaa dalbaday in baaris deg deg ah lagu sameeyo geeridii Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska Somaliya.

    Sarkaalka geeriyooday ayaa la arkay isaga oo xarig qoorta uu kaga xiran yahay, islamarkaana uu ka soo laa laado meel geed ah oo ku dhex yaalla Xerada Sheelare ee Degmada Xamar Jajab.

    Xildhibaan Saabir Nuur oo qaraabo ay yihiin Sarkaalka geeriyooday ayaa qoraal uu soo dhigay Boggiisa xiriirka Bulshada wuxuu ku sheegay in Taliska Booliska laga doonaayo inay warbixin rasmi ah la wadaagaan ehelka marxuumka, taasi oo ku saabsan geerida Sarkaalkaasi.

    โ€œWaxaan ugu baaqayaa Mas,uuliyiinta Taliska Ciidanka Booliska iyo Hayโ€™adaha kale ee u xilsaaran in ay baaritaan dhab ah ku sameeyaan sida iyo sababta keentay geerida xanuunka leh ee Marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed, Warbixin dhameystirana ay la soo wadaagaan ehelada Marxuumka.โ€

    Taliye Ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliya Zakia Xuseen ayaa sheegtay inay wadaan baaritaanka ku aadan sababta ka dambeysay geerida Sarkaalkaasi, waxaana baaristaasi ku hawlan Hayโ€™adda dambi baarista Ciidanka Booliska Somaliyed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.