Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka oo ka hor yimid hadalkii Xamse
    Somalia

    Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka oo ka hor yimid hadalkii Xamse

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraalka oo ka hor yimid hadalkii Xoghaye Xamse sheegay ee ahaa. ” In Firdhiye ku casuman yahay Shirka DG”.

    Xildhibaanadu,waxay cadeeyeen in uu baalmarsan yahay Dastuurka oo khatar ku yahay Dowlad dhiska Wadanka hadalkaas.

    Firdhiye qayb ka mid ah Gobolka Sool,ayuu matalaa,wuxuuna la mid yahay Jamhada SSB ee Galbeedka Sool.

    Gobolka Sool,waxaa isku haya Labada Jamhadood ee SSC iyo SSB marka sidee mid ka mid ah loogu aqoonsan karaa Maamul?

    Hadii ay jirto masuuliyad Qaran masuul dareemaya,waa in xal guud loo wada raadiyaa Bulshada Gobolkaas.

    Xildhibaanadu,waa saxan yihiin,waxayna qaateen doorkoodii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.