Sadexda Xildhibaan ee Sanadkan ku matalaya Baarlamaanka Puntland Beesha Cismaan Maxamuud,ayaa kala ah…
1- Mustaf Maxamed Cismaan (Asbaro) -Reer Ugaar yahan -Isxul Beesha Cismaan Maxamuud
2- Cabdulqaadir Xassan (Daadir ) Samantar Cumar -Beesha Cismaan Maxamuud
3- Maxamed Salaad Cabdi -Caamir Maxamed Beesha Cismaan Maxamuud.
Xildhibaanadan,ayaa ah kuwii ugu horeeyay ee lasoo xulo kana mid noqon doona Baarlamaanka cusub.