Garoowe : 31 March 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer – Madaxweyne Lr. 002 kuna saabsan magacaabis Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland iyo Ku-xigeeenkiisa.
- Waxaa Cali Cabdi Waaxid Xuseen, loo magacaabay xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland
- Waxaa Dayib Cali Maxamed Faarax, loo magacaabay Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland.
*Xeerkani wuxuu dhaqan gelaya marka uu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.
