Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbiga Mideeye oo caqabad ku ah hirgalka Dimuqraadiyada Puntland
    Somalia

    Xisbiga Mideeye oo caqabad ku ah hirgalka Dimuqraadiyada Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mideeye in uusan Dimuqraadiyad rabin oo Lug ugu jirto,mid kalena banaanka utaal waa cadaatay.

    Deni danihiisa Siyaasadeed iyo danaha guud ee Bulshada Puntland,ayaa is qaatay,waana midaas mida uu ka faa’idaysanayo,marka Siyaasigii aan fahmin oo aan la jaanqaadin Bulshada rabitaankeeda,sida Aaran-shaydaan,ayuu daadku qaadayaa.

    Waxaa la filay Siyaasiyiinta Mideeye in fahamkoodu sareeyo oo la goos-goosiga Deni ay la gashanayaan hadba Shaatiguu xirto,markanse waa Ilduufeen oo Deni,ayay fursad siiyeen.

    600-kun oo Wiilal Cadaan ah,ayaa unaf waayay xorayntii Ninka Madow ee Maraykanka,haatan waa in 600-Wiil oo si gaar ah kasoo jeeda Beesha MS ugu Naf waayaan ka gudbida ( Laandheere Qabiil iyo ugudbida Laandheere Xisbi).

    Rabitaanka Shacabka Puntland cidna ma hor istaagi karto oo ka yeeli mayno Jidgooyo in ay udhigtaan Siyaasi iyo Isin tiisa ilaalsanaya oo tan guud aysan mudnaan ulahayn.

    Hadaan nahay Bulshada Puntland aan ku garabsiino Dowlada Deni hogaaminayo socodsiinta Dimuqraadiyada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.