Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xisbiyada aan buuxin shuruudaha oo ka hor yimid qorshaha Xasan
    Puntland

    Xisbiyada aan buuxin shuruudaha oo ka hor yimid qorshaha Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2025Updated:May 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Maanta kulan dhexmaray Xisbi Siyaasadeed iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada Fadaraalka ah.

    Kulanka,ayaa ku saabsanaa sidii loo dardargelin lahaa Doorashada Qof iyo Cod ee Maamulka Xasan Shiikh uu wato.

    Xisbiyadan,ayaa ka mid ahaa Xisbiyo diiwaangelintii Maamulka Xasan watay iska diwaangeliyay,waxayna gaarayeen 47- Xisbi.

    Shirkan,waxaa kasoo qaybgalay 30 ka mid ah Xisbiyada Magac ahaan ujira,balse aan buuxin shuruudaha lagu noqonayo Xisbi Qaran.

    Dood dhexmartay Xisbiyada la dhaliilay iyo Wasiirada Maamulka Xasan ka socda,ayay Xisbiyadu ugu gudbiyeen Sadex Qodob oo ay ku sheegeen ka hor intaan la aadin doorasho in la hirgeliyo,waxayna kala yihiin…..

    1. In la dhiso Maxkamad Dastuuri ah.
    2. ⁠In la dhiso Guddi Doorasho oo cusub.
    3. ⁠In DG taageersan 1Q1C ay wax ka beddelaan hab dhaqankooda. Lana cambaareeyo MW KG Laftagareen sidii uu ula dhaqmay Wasiir Xassan.

    Tani,waxay muujinaysaa in xataa Xisbiaydii Gacan ku samayska ahaa ay ka hor yimaadeen qorshaha Xasan wato.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.